Sunday, March 23, 2008

kaalmada Jamac Mohamud Farey

KU: REER SAMATAR MOHAMED oo dhan (Reer Dabagaab)

Annagoo ah ehelada reer dabagaab liibaan eek u nool magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

Marka hore waxaan idiin soo gubbinaynaa salaam qiimo badan ,salaam kadib walaalayaal waxaa jira culeysyo baddan oo u baahan in la iska kaashado ,sidaad lasocotaan intiina baddan waxaa jira nin jiran oo soomaaliya laga keenay 4bilood kahor, waxaana la dajiyay hotel, kadibna waxan gaynay Nairobi Hospital mudo kadib wuxuu dhaqtarku noo sheegay in aan Afrika waxba looga qaban Karin yurub mooyee.Hadaba waxaan idinka codsanaynaa koox koox iyo qof qofba in aad arintaan siweyn iskugu xilsaartaan oo uu bixiyo qofwalba lacagta qaraabadu ama eheladu ku soo qortay. Sidookale ay u fududaato howshaan culus.

Walaalayaal kulligiin Alle ku mahadiya, in manta annaga iyo adinkuba uusan Ilaahey ina badin in qaaraan la’idiin aruuriyo. Nin walaalkeen ah ( HADDII WALLALNIMO QEYMO LEEDAHAY) ayaan manta dhimasho iyo geeri u dhexeeya. Ilaahey iyo adinka ayey inku xiran tahy noloshiisu. 4-tii bilood oo lasoo dhaafay Nairobi ayaan ku heynaa jiifkiisa, kharashkiisa, dawooyinkiisa iyo kharashka dhakhaatiirtiisa, oo ay noo dheertahay caruurtiisi o 12 ah.

Walaalkiin magaciisu waa Jamac Abdullahi Mohamud (Jamac Faray), jiradiisuna waa xagga wadnaha oo qalitaan lagu sameynayo. Dhakhtarkiisu waxuu yiri halkaan waxba loogama qaban karo, ee waa in debedda la geeyaa.

Waan ogahay in qof walba culeys hoos yaall, hase ahaatee manta waa markii ugu horeysey ee reer daba gab meeley aduunka ka joogaanba lala xariiray ay kaalmo u bixiyaan.

Hadii tanu guul noogu dhamaato, waxaan damacsanahay inaan kaalmo is aruurino sii aan tababaro xirfadeed: sida najaarnimo, makaanic, eletarijiite, guryadhisid, darawalnimo(yayar iyo waaweynba), alxanle, rinjiyoole, harqaan, cuntokaris, shaqo xafiis, barashad aafafka ajnabiga ah oo aan ugu sameyno boqolaalka wiilal iyo gabshaba leh ee waddankii ku dambeeya, ee aan nasiib u yeelanin in dibedda u soo baxaan. Ilaa la waayo ruux reer dabaqaab ah oo xirfad uu ku shaqeyto aan laheyn. Horumarka qoys wuxuu ka bilaawdaa, in qoys walbaa si sharaf leh u korsan karo caruurtiisa, si ay ayagu wax u bartaan.

Walaalayaal waxan mar sadaxaad idinka codsanayaa in aad arintas isku xilsaartaan waayo Nabi maxamad NNKA wuxuu yiri Riximka xariiriya waan xariirinayaa Ninkii gooyana waan goynayaa.

REER DIIRIYE QOORYARE

NAME

COUNTRY

AMOUNT

DAAHIR DIIRIYE CALI

AMERICA

$300

SAHRO DAHIR DIRIYE

AMERICA

$300

SHUKRI DAHIR DIRIYE

AMERICA

$300

C/QADIR DAHIR DIRIYE

AMREICA

$300

C/RASHID DAHIR DIRIYE

AMERICA

$300

CALI MUSE DIRIYE

AMERICA

$300

C/QADIR MUSE DIRIYE

AMERICA

$300

FADUMO DIRIYE CALI

PHILAND

$300

HANI MUSE DIRIYE

AMERICAN

$300

A/FITAH XASAN DIRIYE

AMERICAN

$300

REER AXMED CALI{AXMED XAYTE}

NAME

COUNTRY

AMOUNT

CAASHO AXMED CALI

GERMANY

$300

XALIMO AXMED CALI

HOLLAND

$300

REER AADAN QOOR YARE

NAME

COUNTRY

AMOUNT

CABDI C/LAHI AADAN

AMERICA

$300

AMINO C/LAHI AADAN

AMERICA

$300

REER MAXAMED QOOR YARE

NAME

COUNTRY

AMOUNT

C/QANI XUSEN MAXAMED

CANADA

$300

CABDUL XUSEN MAXAMED

AMERICA

$300

XARYAN XUSEN MAXAMED

AMERICA

$300

C/RIZAK XUSEN MAXAMED

AMERICA

$300

MAXAMED AXMED MAXAMED

AMERICA

$300

REER KAARIYE CARAALE

NAME

COUNTRY

AMOUNT

MAHAD DAHIR KARIYE

EGLAND

$300

KURTUN CISMAN KAARIYE

SWEDAN

$300

REER KAYNAAN CUMAR

NAME

COUNTRY

AMOUNT

MARYAN-QANI AHMED KEYNAN

AMERICA

$300

FOWZIYO AXMED KEYNAN

EGLAND

$300

MAXAMED KEYNAN CUMAR

SWEDAN

$300

DAHIR KEYNAN CUMAR

AMERICA

$300

ABDULLAHI KEYNAN CUMAR

EGLAND

$300

CANAB AXMED KEYNAN

EGLAND

$300

SAAFI AXMED KEYNAN

EGLAND

$300

QADRO AXMED KEYNAN

EGLAND

$300

SAADIS AXMED KEYNAN

EGLAND

$300

AYAAN AXMED KEYNAN

EGLAND

$300

DEEQO AXMED KEYNAN

EGLAND

$300

IFRAX AXMED KEYNAN

EGLAND

$300

HANI AXMED KEYNAN

EGLAND

$300

WAHELIYE AXMED KEYNAN

EGLAND

$300

LIIBAAN AXMED KEYNAN

EGLAND

$300

REER FAARAX CUMAR

NAME

COUNTRY

AMOUNT

BASHIR MAXAMED NEERO

AMERICA

$300

BISHAR MAXAMED NEERO

AMERICA

$300

DEEQ MAXAMED NEERO

AMERCA

$300

AYAAN MAXAMED NEERO

AMERICA

$300

REER CILMI OOG

NAME

COUNTRY

AMOUNT

MAXAMED AXMED CILMI

AMERICA

$300

SHAMSO AXMED CILMI

AMERICA

$300

REER GUULEED ILWAYN

NAME

COUNTRY

AMOUNT

FAADUMO AADAN GULED

EGLAND

$300

REER SHUCAYB CARAALE

NAME

COUNTRY

AMOUNT

CABDI CUMAR KARAR

EGLAND

$300

REER ODAWAA SAMATAR

NAME

COUNTRY

AMOUNT

XAAWO DAAHIR CANSHUR

EGLAND

$300

SAHRO MAXAMED GULED

EGLAND

$300

C/FITAX A/ASHKIR MAXAMED

EGLAND

$300

C/RISAQ A/ASHKIR MAXAMED

EGLAND

$300

C/KARIIN A/ASHKIR MAXAMED

EGLAND

$300

C/XAKIIN A/ASHKIR MAXAMED

EGLAND

$300

C/CASIIZ A/ASHKIR MAXAMED

EGLAND

$300

FARXIYO A/ASHKIR MAXAMED

EGLAND

$300

NASTEEXO A/ASHKIR MAXAMED

EGLAND

$300

LIIBAAN DAAHIR MAXAMED

AMERICA

$300

UBAX MAXAMED GUJIR

HOLLAND

$300

FAADUMO MAXAMED CEEDI{LIBAAXO}

SWEDAN

$300

REER NUUR JIMCAALE

NAME

COUNTRY

AMOUNT

AXMED NUUR JIMCALE

EGLAND

$300

XASAN AXMED NUUR

EGLAND

$300

MAXAMUD AXMED NUUR

EGLAND

$300

FAADUMO AXMED NUR

EGLAND

$300

HAWEYO AXMED NUR

EGLAND

$300

MARYAN AXMED NUR

EGLAND

$300

REER AXMED ODAWAA {TAAGANE}

NAME

COUNTRY

AMOUNT

C/QADIR AXMED DIRIYE

NORWEY

$300

SALAWAD AXMED DIRIYE

NORWEY

$300

CAASHO KEYF AXMED DIRIYE

NORWEY

$300

C/LAAHI XASAN DIRIYE

NORWEY

$300

REER FAARAX JIBRIIL

NAME

COUNTRY

AMOUNT

XAREED FAARAX JIBRIL

SWEDAN

$300

AAREY CALI JIBRIL

AMERICA

$300

REER SIYAAD SAMATER

NAME

COUNTRY

AMOUNT

PROF: MAXAMED CISMAN DUCALE

AMERICA

$300

XALIIMO XAASHI MAXAMAD[WARAN WAYN]

SWEDAN

$300

CAABIYO WARSAME CALI[BAHAL]

DENMARK

$300

Waxaan soo jeedinaynaa in lacagahaas loo aruuriyo sidaan soo socota:

1.Daahir Diiriye Cali {wuxuu qaabil sanyahay ameerika noorad

2.Axmed Nuur Jimcale{ wuxuu qaabil sanyahay Engiriiska iyo Austareliys

3.Dr: Maxamed keynan cumat {wux uu qaabil sanyahay iskaan daneefiyaanka }

Waxaa Diyaariyay Qoraalkaaan

1. cumaraani xasan maxamed

2. c/laahi Daahir kaariye

3. Qaasim Rooble Cali

4. Muuse Aadan Guuled

5. Maxamed Muse Diriye

6. Maxamed Cilmi Nuur{Jimcale

1 comment:

Jamac Abdullahi Mohamud said...

I thank you of you who are doing their best for me.

thank you all and Allah bless you all.